Dagaal xoogan oo ka socda Bakool (Akhriso)

0

Wararaka inaga soo gaaraya degaan ku dhaw degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal culus uu ka socdo halkaasi.

Dagaalkan ayaa waxa uu u dhaxeeyaa Ciidamo ka tirsan Millitariga Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed oo isku dhinac ah iyo ururka Al-shabaab

Warkan waxaa u xaqiijiyay warbaahinta Taliyaha Ciidanka Booliska Goboolka Bakool iyo saraakiil kale oo Ciidan.