DHEGAYSO:- Camey ” Culumadda Gabar lugteda Qaawisay intay ka hadlayaan may ka hadlaan Shabaabka dadkii layeey ”

1

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdixakin Cabdulaahi Xaaji Cumar camey oo Garowe ka hadlayaay ayaa ka hadlay hadal kaso yeeray Culumadda Muqdisho ,kaas oo ku saabsana bandhig faneed kiin jamac ku qabanayso Muqdisho .

Camey ayaa sheegay in loo bahanayahay intay ka hadli lahayeen Gabar xooga lugteeda qaawisay inay ka hadlaan shabababka layaay shacabka .

Hoos kadhegayso Codka

Comments are closed.