DHAGEYSO:-Yuusuf Indhacade”Dadka Dagaalada Nooga Dhinta Kuwa Imaaraadka Dila Ayaa Ka Badan”

1

Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacade) ayaa ka hadlay xiisada siyaasadeed ee waqtigaan u dhaxeeysa dowladda Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta iyo waxa sababay.

Yuusuf Indhacade ayaa marka hore sheegay in Dowladda Imaaraadka aysan dalka Soomaaliya u imaan in dadka Soomaaliyeed ay kaalmeyso balse ay u timid sidii ay u curyaamin laheyd Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in sababta ugu weyn ay Imaaradka Soomaliya u yimaadeen ay tahay hinaaso Siyaasadeed,oo uu shegay in gurmadii dowladda Turkiga ay Soomaaliya u bilaawday Sanadkii 2011 kadib abaartii dalka ka dhacday ay aad uga xumaadeen taasina ay iskudayeen in ay curyaamiyaan dowladda iyo dadka soomaaliyeed.

Comments are closed.