DHAGEYSO:-Waa Maxay Sababtii ay soomaaliland Xabsiga u dhigtay Wariye ka tagay Muqdisho

0

Wariye ka tirsan Telefishanka Universal oo ka howlgeli jiray magaalada Muqdisho ayaa lagu xidhay garoonka Diyaaradaha magaalada Hargeysa markii uu ka laabtay Muqdisho.

Weriye Najiib Cabdiweli Cabdi (Xiis) ayaa  lagu xidhay Magaalada Hargaysa kadib safar shaqo uu kaga laabtay magaalada muqdisho, waxaana xadhigiisa lagu micneeyay inuusan heysan Baasaboor, taasoo ah sharci dhowaan ay soo rogtay maamulka Somaliland.