DHAGEYSO:-Maamulka gobolka Banaadir oo sheegay inay bilaabayaan canshuur qaadista

1

Xuseen Maxamed Nuur guyddoomiye ku xigeenka maamulka gobalka Banaadir dhanka maaliyada ayaa sheegay in dhawaan ay bilaabi doonaan canshuur aruurin lagu sameeyo guryahay kuyaala gobalka Banaadir.

Canshuurta ayuu ku sheegay in wax badan loogu qabanayo shacabka Sooamliyeed.

Comments are closed.