DHAGEYSO:-Isimadii Soomaaliland oo Ka qayliyey Xadhiga boqor buur-madaw & fariin ku socota muuse biixi

2

Qaar ka mid ah isimada soomaaliland xili ay warbaahinta la hadlayeen magaalada hargaysa ayaay sheegeen  in Soomaaliland ay sharci darro ku xidhay Boqor Buur-madaw ka dib markii xalay ciidamada booliska maamulkaasi ay hoteel uu ka dagana magaalada hargaysa ka qabteen

Comments are closed.