DHAGEYSO:-General Morgan Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Garoowe

2

Duleedka Bari ee magaalada Garoowe ayaa waxaa siweyn loogu soo dhoweeyey General Maxamed Siciid Xirsi (Moorgan) oo u taagan xilka madaxtinimada Puntland ee doorashada dhacaysa bilowga sanadka 2019-ka.

General Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo ka soo kicitimay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxaa soo dhoweyntiisa ka qayb qaatay boqolaal shacab ah iyo masuuliyiin kala duwan.

 

Comments are closed.