DHAGEYSO:-Booliska soomaaliland oo faah faahin ka bixiyay qaabkii loo xidhay boqor buurmadow

0

Ciidamada amaanka soomaaliland ayaa boqor buurmadaw  ka qabtey Hotel Maansoor oo uu ku sugnaa sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen dad goob joog ahaa .

Booliska soomaaliland ayaa ka dib markii ay xabsiga ku hubsadeen boqor buurmadaw waxay warbaahinta uga warameen qaabkii ay ugu suura gashay in ay hoteelkii uu magaalada hargaysa ka dagana ay ka soo qabtaan

Hoos ka dhageyso codka