DHEGAYSO:- Gen Morgan oo Qardho gaaray iyo Soo dhaweyn loo sameyeey

1

Magaaladda Qardho ee Xarunta Gobalka Karkaar Waxaa maanta gaaray oo lagu soo dhaweyeey Musharaxa Kusriga Madaxtinimadda Puntland 2019 Maxamed Siciid Morgan.

Dadweyne Farabadan,isimo ,Nabadoono,Aqoonyahano ,Siyaasiyin ayaa kaga hortagay Morgan duleedka Magaaladda Qardho ,iyado uu Generaalka ka mahadceliyeey siday usoo dhaweyeen Bulshadda Qardho.

Comments are closed.