DHEGAYSO:- Afhayeenka Issimadda Puntland oo si Kulul uga hadlay Khilaafka Xoogaystay ee Imaraadka iyo DFS

0

Afahyeenka Issimadda Puntland Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo Waraysi sinayeey Warbaahinta ayaa ka hadlay Khilaafka xoogaystay ee u dhaxeeya Dowladdaha Imaraadka iyo Somaaliya.

Garaad Cabdulaahi Cali Ciid ayaa sheegay in dantu kujirto in la heshiiyo oo Miiska waddahadalka la isugu yimaado lana xaliyo waxyaabaha la isku hayo ee ay saluugsanyihin labadda dhinac.