DHAGEYSO+SAWIRO:-Masuuliyiin katirsan maamulka degmada Caabudwaaq oo ka qayb galay Xaflad loo qabtay isku aadka tartanka kubada cagta ah

0

Masuuliyiin katirsan maamulka degmada Caabudwaaq ayaa ka qayb galay Xaflad loo qabtay isku aadka tartanka kooxaha kubada cagta ee matalada lixda Xaafadda ee magaalada Caabudwaaq oo markii ugu horeysay tartan noocaan ah loo qabto

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq inooga soodiray