DHAGEYSO:-Wasiirka Amniga oo Su’aalo Lagu weydiyay Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya

0

Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa golaha wasiirka lagu weydiiyay su’aalo ku saabsan amaanka caasimada waxaana gollaha ku soo bandhigay warbixin ku saabsan xaaladda amni ee dalka waxayna sheegayn in ammaanku uu meel fiican marayo ciidamaduna ay ku howlan yihiin sidii loo sii xoojin lahaa dar-dargalinta nabadda.