DHAGEYSO:-Maamulka Degmada Yaaqshiid” Al-shabab Dil & Dhaawac ayaan ugeysanay”

1

Ciidanka Nabad Sugidda iyo sirdoonka Qaranka  Soomaaliya iyo Afar nin oo ka tirsan ururka dagaal yahanada  Al-shabaab ayaa  iska hor imaad ku dhexmaray Isgoyska Carafaad ee ka tirsan degmada Yaaqshiid ee magaalada muqdisho.

Ciidanka Nabad Sugidda Soomaaliya ayaa ka war helay in agagaarka Isgoyska Carafaad ay ku sugan yihiin Afar nin  oo Shabaab ka tirsan, kuwaasi oo watay Bastoolado iyo Bambooyinka gacanta laga tuuro, sida saraakiisha ay warbaahinta u sheegeen kuwaasi oo damacsanaa in ay weerar geystaan.

 

Comments are closed.