DHAGEYSO:-Kulan lagu tageerayay mowqifka Puntland iyo Xiriirka Imaaradka Carabta oo bosaaso lagu qabtay

3

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Cali Gaas  ayaa magaalada bosaaso waxaa loogu sameeyay kulan lagu soo dhawatnayay mowqifka Puntland iyo Xiriirka Imaaradka Carabta ka dhexeeya

Madaxweyne Gaas ayaa dhawaan sheegay in ay san jirn cidkale oo Puntland ay ku badalanayaan Imaaradka Carabta ayna ka codsanayaan in ay siiwadaan taageerada ay siiyaan Ciidamada bada ee Puntland.

Qaybaha kaladuwan ee Bushadii ka soo qaybgashay kulanka ayaa soo Dhaweeyay hadalka Madaxweynaha .

Comments are closed.