DHAGEYSO:-Guddoomiye Muudeey oo soo xidhay Shirkii Guddiyada Difaaca ee heer federaal & Heer Maamul Gobaleed

0

Sii haya xilka gudoomiyaha golaha shacabka cabdi wali sheekh ibraahim Muudeey ayaa soo xidhay Shirkii Guddiyada Difaaca ee heer federaal & Heer Maamul Gobaleed oo muqdisho ka socday goobta lagu gaba gabeeyay ayaa waxaa sidoo kale ka hadlay gudoomiyaha dastuurka labada aqal cabdi xasan cawaale qaybdiid