DHAGEYSO:-Dal ku yaala qaarada africa oo aadaanka salaadaha laga mamnuucay

0

Waa arin ay muslimiinta dunida ka gil gisheen Khabarkaan ah in Aadaanka salaadaha Waajibka ah la baahiyo oo Masaajida laga aqimo lagana Adimo.

Waxaa la sheegay in Dawlada Ghana ay diiday in Laga sameeyo Aadaanka Salaada Masaajida oo cod baahiyeyaal waa weyn lagu soo gudbiyo dad badana ay ka xumaadeen.

Mas’uuliyiinta Ghana waxay ku andacoodeen in buuq iyo qeylo ay ku yihiin Aadaanka Shacabka ku dhaqan Magaalada Accra Ee Caasimada Waddankaasi.