DHAGEYSO:-General morgan oo ku dhawaaqay inuu u sharaxanyahay Madaxweynaha Puntland Muxuu Ka yidhi Sool iyo Somaliland.

1

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ka socota munaasabad ballaaran oo uu soo qaban qaabiyey General Maxamed Siciid Xirsi (Morgan) oo si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u taagan yahay xilka madaxtinimada Puntland ee 2019 ka dib markii uu dhawaan puntland safar ku yimid

Comments are closed.