DHAGEYSO:-Cuduro Halis ah oo Laga Cabsi Qabo iyo Dakhaatiirta Puntland oo Farriin Diray

0

Xilli si toos ah deegamada Puntland uu uga bilowday xilli roobaadkii guga ayaa waxaa takhaatiirta ugu waaweyn deegaamada Puntland waxa ay shacabka uga digeen xanuuno lasheegay inay biyaha roobka ka dhalan karaan.

Hoos ka dhageyso agaasimaha isbitaalka guud ee gaalkacyo oo digniin shacabka u diray