DHAGEYSO:-Madaxweyne Gaas “Lacagtii Imaaraadka ee muqdisho lagu qabtay waxaan ku laheyn qeyb”

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa faafaahin ka bixiyay lacag dhawaan lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Lacagtaas ayaa ka timid dalka Imaaraadka taas oo gacanta ay ku dhigeyn ciidamada amaanka ee Soomaaliya.

Lacagtaas ayaa cadadeeda waxaa lagu sheegay in ay dhameed 9.6 Milayan oo dollarka Mareykanka ah.

Madaxweyne Gaas ayaa yiri “lacag dhan Saddex Milyan iyo Lix Boqol oo Kun Dollar waxaa loo waday Ciidanka Puntland si mushaar ahaan loo siiyo”

Gaas ayaa sidoo kale sheegay in safaarada Imaaraadka ee Soomaaliya ay kala hadleyn lacagtaasi, waxayna noo sheegeyn ayuu yiri sida ay wax u dhaceyn.

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa tilmaamay in lacagtaas sidoo kale ay kala hadleyn dowlada fedraalka ee Soomaaliya isla markaana weydiisteen in lagu wareejiyo qeybtii ay lahayeen.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Maxamed nur says:

    Riwaayad ayuu soo fikiray 3milyan kabadan mushahar 2000ciidan lasiinaayo xagee lagu arkay adeer been beentii hore oo dowlada dhexe ku harowsan jirteen waa dhamaatay lacagtaan heli meysid iimaanka allah kaaqaado dulli yahow qaainul wadan yahow adiga iyo shariif sakiin lacagtaan kacunteen imaaraadka meeshaad ugu keeneysaan idinka yaqaan isku xishoow xishoodkii ayaa ilaahey kaa qaaday dowlada dhexe lacagtaan ha uadeeksato mooshin doqonkaan meesha loogu tuuraayo




ADVERTISMENT

LATEST NEWS

DHAGEYSO:-Wasiirka Maaliyadda soomaaliya oo markii ugu horeysay ka hadlay lacagtii imaaraadka ee garoonka muqdisho lagu qabtay
- Apr 20, 2018
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya CAbdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka ...
DHEGAYSO:-Xukuumadda Soomaaliya Oo Beenisay In Dowladii Hore Imaaraadka Heshiis Kala Gashay Dekada Berbera
- Apr 20, 2018
Maalma ka hor Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha dibada Imaaraadka Carabta Anwar Qarqaash ayaa sheegay ...
Taliyihii Ciidamada Suudaanta Koofureed Oo Geeriyooday
- Apr 20, 2018
Wasiirka warfaafinta Koofurta Suudaan, Michael Makuei Lueth, ayaa sheegay inuu Maanta oo Jimca ah ...
Guddiga Difaaca Baarlamaanka oo Sharaxay Sharciga Xaq-siinta Ciidanka.
- Apr 20, 2018
Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo kamid ah Xubnaha Guddiga Difaaca Baarlamaanka Federalka Soomaaliya oo la ...
Wasiir Beyle oo Rajo ka muujisay in Deemaha laga Cafiyo Soomaaliya.
- Apr 20, 2018
Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb galaya ...