DHAGEYSO:-Madaxaweyne gaas maxay tahay sababta uu uga maarmi waayay tageerada imaaraadka carabta?

0

Madaxweynaha  Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu sheegay lacagtii lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho qeyb ka mid ah in loo waday Ciidanka Puntland.

Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, madaxweynaha Puntland  ayaa sheegay lacag dhan Saddex Milyan iyo Lix Boqol oo Kun Dollar loo waday Ciidanka Puntland si mushaar ahaan loo siiyo.

Hoos ka dhageyso waraysi lala yeeshay madaxweynaha puntland