DHAGEYSO+SAWIRO:-Madaxweyne Gaas oo Khudbad u Jeediyey Boqolaal Katirsan Ciidanka Badda Puntland

1

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa booqday Saldhiga tababarada ciidamada Badda Puntland ee ay gacanta ku hayso dawladda Imaaraatka Carabta, wuxuuna la hadlay cutubyo kamid ah ciidamadda oo xiligaas kusugnaa Xerada Tababarkan isagoo bogaadiyey howlaha baaxadda leh ee kasocda gudaha Puntland.

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in ciidamadan ay yihiin oo kaliya ciidamada ugu tababar wanaagsan, ugu howlkarsan uguna shaqada badan ciidamada dalka Soomaaliya oo dhan kusugan, maadaama ay ka shaqeeyaan arrimo muhiim.

Comments are closed.