DHAGEYSO:-Suldaan maxamed cabdiqaadir”Hadalkii buurmadaw ee carmo uu ka sheegay colaad cusub ayuu abuuri doonaa”

0

Suldaan maxamed suldaan cabdiqaadir oo ka mid Ah Salaadiinta soomaaliland ayaa ka jawaabay hadal uu shalay ka sheegay boqor buurmadaw magaalada caarmo  xili ay socotay caleemo saarka beeldaaje ismaacil beeldaaje maxamed oo lagu caleemo saaray magaalada carmo .

Wuxuu sheegay in hadalkii uu sheegay ee dhanka colaada gobolka sool ay tahay mid dib u soo cusbonaysiin doonta xiisada puntland iyo soomaaliland