DHAGEYSO:-Maxamed cabdulaaahi aadan tiicey oo sheegay in uu dhismaha maamulka galmudug gacan ka geystay

1

Maxamed cabdulaaahi aadan tiicey madaxweynhihii hore ee maamulkii xibin xeeb oo baryihii danbe ku sugnaa qaarada yurub ayaa lagu soo dhaweeyay caasimada dalka sweden .

 

Tiicey ayaa sheegay in magaca galmudug ee xiligan jira uu ku yimid dadaal badan uu sameeyay intii uu madaxweynaha ka ahaa maamulkii uu xiligaas hogaanka u hayay

Hoos ka dhageyso codka

Comments are closed.