DHAGEYSO:-Maxamed cabdulaaahi aadan tiicey oo sheegay in uu dhismaha maamulka galmudug gacan ka geystay

1

Maxamed cabdulaaahi aadan tiicey madaxweynhihii hore ee maamulkii xibin xeeb oo baryihii danbe ku sugnaa qaarada yurub ayaa lagu soo dhaweeyay caasimada dalka sweden .

 

Tiicey ayaa sheegay in magaca galmudug ee xiligan jira uu ku yimid dadaal badan uu sameeyay intii uu madaxweynaha ka ahaa maamulkii uu xiligaas hogaanka u hayay

Hoos ka dhageyso codka

SHARE

1 COMMENT

  1. ASC WR WB HAAWIYA UGU BADAN OO YURUB WAXAY JOOGAAN SWEDEN IGOO HAAWYYE AH EYEY HADANA QABIIL KALE KU DHIIBAN YIHIIN WAA DADKA SOOMAALIYA OO NABAD AH FIDMADA NAGU BILAABEY NACALADI HA KU DHACDO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here