DHAGEYSO:-Khilaafka Soomaliya iyo Imaaradka oo Laga Cabsi Qabo Inuu Sameeyo Ganacsiyada Soomaalida

0

Xildhibaan Siidoow Aadan Abaadir oo kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaankii 9-aad ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay xiriirka sii xumaanaya ee Soomaaliya iyo Imaaraadka ka dhaxeeya kadib lacag ay dowlada Soomaaliya dhawaan ku qabatay Garoonka Diyaardaha Muqdisho oo uu Imaaraadka lahaa

Waxa uu sheegay in dagaalkaan siyaasadeed uu sameyn ku yeelan karo ganacsiga maadaama Soomaaliya uu ganacsigeeda ku xiranyahay Abu dhabi.