DHAGEYSO:-Cabdirisaaq Cismaan Xasan jurile”Imaaraadka & puntland ma kala maarmi karaan isla shaqeeya”

2

Gudoomiyaha xiriirka dibadda ee xildhibaanada aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliyeed Mudane Senator Cabdirisaaq Cismaan Xasan Jurile ayaa siweyn u soo dhoweeyey taageeradii dowladda Puntland u fidisay dalka Imaaraadka Carabta.

Senator Cabdirisaaq Cismaan Xasan Jurile, ayaa waxa uu sheegay in xilligaan iyo xitaa dowladnimadii kahor Soomaaliya aysan jirin cid uga wanaagsan Imaaraadka, ayna lagama maarmaan tahay in la dhammeeyo xurgufta siyaasadeed.

Comments are closed.