DHAGEYSO:-Cabdirisaaq Cismaan Xasan jurile”Imaaraadka & puntland ma kala maarmi karaan isla shaqeeya”

2

Gudoomiyaha xiriirka dibadda ee xildhibaanada aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliyeed Mudane Senator Cabdirisaaq Cismaan Xasan Jurile ayaa siweyn u soo dhoweeyey taageeradii dowladda Puntland u fidisay dalka Imaaraadka Carabta.

Senator Cabdirisaaq Cismaan Xasan Jurile, ayaa waxa uu sheegay in xilligaan iyo xitaa dowladnimadii kahor Soomaaliya aysan jirin cid uga wanaagsan Imaaraadka, ayna lagama maarmaan tahay in la dhammeeyo xurgufta siyaasadeed.

SHARE

2 COMMENTS

  1. Imaaraad gaas wafdi oo jurila horkacaayo haloo haloo geeyo si uu ugu hooydo maadaama la aantoodi aadan noolaan karin calaacal iska daaya maad isku tashatiin waxaad ubarateen lacag been been lagu cuno iyo canshuurtii shacabka kaqaadaana jeebka kushuwataan

  2. Puntland maamulka la baxay ma qayb ka mid ahaa Soomaaliya mase waa sida maamulka Hargeysa ka jira, damcan SSDF IYO SNM wax ay ku kala duwan yihiin ayaanba jirin waana waxyaabaha ay ka siman yihiin.caqliga Gaas iyo Jurile waxaay la mid tahay oraahdii aheyd Nubar aad sugeysey Naaqus mooyee Naxdin ma lahan.
    Jurile marna ah Senator, marna Frofessor, waxaa muuqata inuusan ka fekereyn danna ka laheyn in dadka Soomaaliyeed ku noolaadaan karaamo iyo sharaf si la mid ah dadyoowga dunida ku nool. Waxaan rajeynayaa in shacabka Soomaaliyeed kala gartaan qofka u daneybaya iyo kan ka daneysanaya.
    Caqliga Gaas iyo Jurile waxaay I xasuusey heestii aheyd Dowladdeenaay iska jir waxaa jira kuwo kula jiroo haddana kaa jira,cadowga kuu jabinaya!.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here