Al-Shabaab oo weerar ku qaaday deegaanka bacaadweyne ee gobolka mudug

0

Wararka naga soo gaadhaya Koonfurta  gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay weeraraeen deegaankaas oo ay ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan galmudug

Dadka deegaanka ayaa waxa ay sheegeen in daagal culus oo u Al-Shabaab iyo ciidamada Galmudug ku dhexmaray inta u dhaxeysa jirada Camaara iyo deegaanka Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug.

Weli lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkaas,waxana lagu soo waramayaa in haatan Ciidamada labada dhinac ee Al-Shabaab iyo kuwa Galmudug ay wadaan dhaq dhaqaaqyo,iyada oo laga cabsiqabo in ay markale wada dagaalamaan.