Toos Carmo , Caleemasaarka Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Xaaji Cabdullaahi

0

Degmada Carmo ee gobolka bari waxaa hada ka bilaabatay caleemasaarka Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Xaaji Cabdullaahi oo ka mid noqon doona isimada dhaqanka puntland waxaa ka soo qayb galay caleemo saarka Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil  madax ka tirsan xukuumada dhexe ,puntland isimo ka kala yimid dalka iyo dibadiisa

Hoos ka daawo