DHEGAYSO:- Wasiiro katirsan Puntland oo bogaadiyeey Nabadda Gaalkacyo

0

Wafdi ka socda wasiirada dalwada puntland oo booqosho ku jooga magaalada galkacyo ee xarunta gobolka mudug maalmihii ugu danbeeyey ayaa bogaadiyey nabada magaalada gaalkayo.

wafdigani wasiirada aha ayaa waxaa ka mid wasiirka degaanka cali cabdulaahi warsame iyo wasiirka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sarre ee dawlada puntland prof abshir yuusuf aw ciise,

ugu horayntii waxaa warbaahinta la hadlay duqa degmada gaalkacyo maxamuud axmed yaasiin tumayisagoona wasiirada ku soo dhaweeye magaalada gaalkacyo.

dhanka kale waxaa iyguna warbaahinta la hadlay wasiirka degaanka puntland cali cabdulaahi warsame iyo wasiirka wasaarad waxbarashada iyo tacliinta sare ee dawlada puntland profAbshir wa yuusuf ciise iyagoona ka warbixyey ujeedka safarkooda ay uyimaadeen magaalada gaalkacyo