DHAGEYSO:-Macalin iskuul oo lagu dilay caasimada soomaaliya

1

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Macalin Iskuul ku dilay qeybo ka mid ah degmada Hodan ee gobolka Banaadir .
Marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Maxamed Faarax, iyadoona Raggii ka dambeeyay dilkiisa ay goobta isaga baxsadeen.

Sidoo kale wararka qaar ayaa sheegaya in Marxuumkaasi uu ka mid ahaa shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya.

Comments are closed.