DHAGEYSO:-Macalin iskuul oo lagu dilay caasimada soomaaliya

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Macalin Iskuul ku dilay qeybo ka mid ah degmada Hodan ee gobolka Banaadir .
Marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Maxamed Faarax, iyadoona Raggii ka dambeeyay dilkiisa ay goobta isaga baxsadeen.

Sidoo kale wararka qaar ayaa sheegaya in Marxuumkaasi uu ka mid ahaa shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Maxamed nur says:

    dowlada waa iney usoo jeesataa kooxaha wax dila oo si sahalna kubaxsada yaan loo saarin shabaabka keliya kooxo tiro badan ayaa ka jiro oo shisheeye kadambeeya oo laga dhigaayo iney shabaab yihiin wexey eheed in dowlada ay si dhab ah udawa gasho waayo macquul ma ahan maalin walba in muwaadin la iska dilo oo hadana laga dhigo waxaan waxba eheen




ADVERTISMENT

LATEST NEWS

DHAGEYSO:-Wasiirka Maaliyadda soomaaliya oo markii ugu horeysay ka hadlay lacagtii imaaraadka ee garoonka muqdisho lagu qabtay
- Apr 20, 2018
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya CAbdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka ...
DHEGAYSO:-Xukuumadda Soomaaliya Oo Beenisay In Dowladii Hore Imaaraadka Heshiis Kala Gashay Dekada Berbera
- Apr 20, 2018
Maalma ka hor Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha dibada Imaaraadka Carabta Anwar Qarqaash ayaa sheegay ...
Taliyihii Ciidamada Suudaanta Koofureed Oo Geeriyooday
- Apr 20, 2018
Wasiirka warfaafinta Koofurta Suudaan, Michael Makuei Lueth, ayaa sheegay inuu Maanta oo Jimca ah ...
Guddiga Difaaca Baarlamaanka oo Sharaxay Sharciga Xaq-siinta Ciidanka.
- Apr 20, 2018
Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo kamid ah Xubnaha Guddiga Difaaca Baarlamaanka Federalka Soomaaliya oo la ...
Wasiir Beyle oo Rajo ka muujisay in Deemaha laga Cafiyo Soomaaliya.
- Apr 20, 2018
Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb galaya ...