DHAGEYSO:-Ismimo soomaaliland ka yimid oo magaalada carmo ka sheegay in tukaraq nabad u baahan tahay

0

Qaar kamid ah isimada soo jireenka ah ee ka soo jeeda deegaamada Puntland oo maanta ka qaybgalay munaasabadda caleema saarka Beel-daaje Maxamed Beel-daaje Ismaaciil ayaa ka hadlay xiisadda colaadeed ee ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Hoos ka dhageyso codka boqor buurmadaw