DHAGEYSO:-Garsoorihii Xukumay Niciima Qorane Oo Warbaahinta La Hadley

1

Maxkamada gobalka Maroodi Jeex ayaa waxaa ayaa xukun ku riday Abwaanad Niciima Qorane oo mudooyinkii ugu danbeeyey ku xidhneyd magaalada Hargeysa

Qareenadii u doodaayey ayaa sheegay in ay racfaan ka qaadan doonaan  xadhiga Niciima Abwaan qorane

Comments are closed.