DHAGEYSO:-Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Khudbad Qiimaleh Jeediyey Miyuu Ka Hadlay Xaaladda Tukaraq

1

Garaadka guud ee Beelaha Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka mid ah issimada ka qaybgalaya caana shubka beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Cabdulaahi ayaa ka hadlay xaaladda dalka.

Hoos ka dhageyso codka

Comments are closed.