DHAGYSO:-Mooshin cusub oo laga gubiyay madaxweynaha Hirshabelle muxuu salka ku hayaa

0

Waxaa meel xasaasi ah maraya mooshin xildhibaano ka tirsan maamulka Hirshabelle ay ka keeneen Madaxwaynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo gudoomiyaha Baarlamanka Sheekh Cismaan Barre.

 

Xildhibaan Nuur Xashi Warsame  ayaa sheegay in magaalada Jowhar ay ka socdaan mooshino iska soo horjeeda kuwaas oo ku foorara Gudoomiyaha iyo Madaxweynaha.

Xildhibaanku waxa sheegay in mooshinadaan ay yihiin kuwa sharci ah sidoo kalana ay la midyihiin mooshinada ka socda magaalada Muqdisho