DHAGEYSO:-Wasiiro Katirsan Puntland iyo Saraakiil Gaarey Degmada Qandala Maxaa Ka Cusub?

0

Degmada Qandala ee gobolka Bari oo kutaal xeebaha Bari ee Puntland ayaa waxaa dowladda Puntland ay ka bilaabaysaa mashaariic horumarineed tan iyo markii halkaasi laga saaray dagaalyahano katirsan kooxda Daacish.

Waxaa degmada Qandala gaarey wafti ballaaran oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda qorshaynta ee Puntland Shire Xaaji Faarax, wasiiro, saraakiil ciidan iyo xildhibaano katirsan barlamaanka Puntland.