DHAGEYSO:-Xildhibaannada Hir-Shabeelle Oo Mooshin Ka Wada Madaxweynaha & Gudoomiyaha Baarlamaanka

1

Waxaa soo baxay khilaaf Cusub oo u dhaxeeya Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas Cismaan Barre Maxamed kaas oo lab u kala qeybiyey Baarlamaanka Hir-Shabeelle.

Xildhibaannada ayaa la sheegay in ay kala diyaarinayaan Madaxweynaha Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo gudoomiye Cusaman Bare Maxamed,waxan Xildhibaanadaas ay ku kala suganyihiin Magalada Muqdisho iyo Magaalada Nairobo ee dalka Kenya.

 

Comments are closed.