DHAGEYSO:-Mamaamulka soomaaliland oo beeniyay in ruushku saldhig melatari ka dhisanayo saylac

0

Wasiirka Arrimaha Debeda Maamulka Somaliland Sacad Cali Shire ayaa Beeniyey Wararka Sheegay in Maamulka Somaliland Saldhig Milatari uu Magaalada Saylac ka Siinayo Dawlada Ruushka.

inkasta oo aan Aduunku Aqoonsanayn Maamulka Somaliland Hadana Maalmihii lasoo Dhaafay Waxaa Soo Baxayay Warar Sheegaya in Dawlada Ruushku ay Somaliland Waydiisatay Saldhig Milatari.

Hoos ka dhageyso codka jawaabta maamulka soomaaliland