VIDEO:-Taangiyadii Dagaalka Somaliland Oo Lagu Sii Wado Tuko-raq iyo Dagaal laga cabsi qabo in uu dhaco

0

Maamulka soomaaliland ayaa bilaabay in ay soo wada qaadaan dhamaan gaagiidka dagaalka ee ay meel ku ogaayeen waxay magaalada ber bera ka soo dajiyeen taangiyo dagaal oo ay dhanka gobolka sool u qaadeen si ay dagaal ciidamada puntland.

Hoos ka dawo muuqaalka hubkan cusub