DHAGEYSO:-Xildhibaanad shaacisay in qaraxyada qa dhacaya muqdisho al-shabaab kaliya ka dambeyn

0

Ka dib markii shalay mudo saacado gudahood ah ay ka dhaceyn laba qarax oo khasaaro geystay ayaa waxaa si kulul uga hadashay Xildhibaanad Ubax Tahliil oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxa ay sheegtay in qaraxyada ka dhacaya Muqdisho aysan kaliya aheyn Al-Shabaab balse ay jiraan dad arrimo Siyaasadeed darteed qaraxyada u fulinayaan sida ay hadalka u dhigtay.

Waxa ay hadalkeeda intaasi ku dartay in waxa u baahan in baaritaan lagu sameeyo kaliya aysan aheyn  Al-Shabaab balse ay jiraan dad doonaya in  ay dumiyaan Siyaasada dalka.