DHAGEYSO:-Siyaasi mukhtaar nuur geeseey” kulanka codka u qaadista mooshinka jawaari ha shir gudoomiyo hogaanka aqalka sare

0

Siyaasiga Mukhtaar Nuur Geeseey ayaa waxaa uu ka hadlay khilaafka u dhaxeeya Golaha shacabka Soomaaliya oo u kala qeybsan labo garab oo qeyb ka mid ah taageero ka heysato Xukuumadda ayaa ku baaqaya in xiisada lagu badalo xal dan umadeed keeni kara.

Geesey Waxaa uu soo jeediyay in kulan dhex dhexaad ah oo lagu kala baxo la qabto, kaas oo uu shir guddoominayo qof ay ku kalsoonyihiin labada dhinac.