DHAGEYSO:-Madaxweynaha puntland oo Qardho Ku Wajahan iyo Taliska Ciidanka oo Hadlay.

0

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka lafilayaa inay gaaraan magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar.

Madaxweynaha oo ay socdaalkaan ku weheliyaan xubno katirsan golayaasha dowladda ayaa u safri doona magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar oo ay kaga qaybgeli doonaan aas qaran oo loo samayn doono Allaha U Naxariistee Abshir Muuse Siciid.