DHAGEYSO:-Maxaa ka jira in dhalinyaro ka soo jeeda soomaaliland lagu afduubay magaalada garoowe?

1

Xildhibaan Ismaaciil dheeg oo ka tirsan barlamanka soomaaliland oo warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa sheegay in dhalinyaro ka soo jeeda deeganada soomaaliland lagu afduubay magaalada garoowe ee caasimada puntland.

Xildhibaanka ayaa sheegay in dhalinyaradan  ay magaalada garoowe u joogeen in ay soo qaataan pasapoorka soomaaliga iyaga oo doonayay in ay jaamacad dalka dalka dibadiisa ah ku tagaan

Hadaba qaabka ay wax u dhaceen xildhibaan Ismaaciil dheeg ayaa warbaahinta hargaysa kula hadlay

Dhanka kale Cali axmed meeygaag oo adeer u ah wiilasha la sheegay in garoowe lagu afduubay ayaa fariin u diray xukuumada puntland iyo shacabka in ka qayb qaataan sidii wiilka uu adeerka u yahay dib xoriyadiisa u heli laha

Comments are closed.