Xiisad dagaal oo Ka Taagan Deegaanka Tukaraq ee gobolka sool

0

Wararka naga soo gaaraya deegaanka tukaraq ee Gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Maanta ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa Ciidamada Maaamulada Soomaaliland iyo Puntland.

Tukaraq  waxaa Gacanta ku haya Ciidamada Soomaalilan,waxana la sheegay in ay haatan ku dhawaadeen Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland,iyada oo halkaasi dhowr jeer uu dagaal ku dhexmaray.