DHAGEYSO:-Cali Dhuux Cabdi”Weli Aniga Ayaa Ah Duqa Baladweyne”

0

Duqii hore magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka horyimid xil ka qaadis ay 22-kii bishan ku sameysay Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka HirShabelle.

Cali Dhuux Cabdi “Mahad Alle ayaa warbaahinta u sheegay  xil ka qaadistaasi sheegay in loo soo maray qaab qaldan, islamarkaana weli isagu uu yaha Duqa Baladweyne, sida uu hadalka u dhigay.