Dhageyso”Eng Yariisow”Ganacsatada Haka Qeyb Qaataan Bilic Soo Celinta Caasimada”

0

Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow Oo maanta ka qeyb qaatay olalaha nadaafada caasimada ayaa ganacsatada ugu baaqay in ay kaalin lixaad leh ka qaataan soo celinta bilicda caasimada.

Gudoomiye yariisow ayaa sidoo kale shacabka ku booriyey in ay ka soo dhalaalaan doorkooda ku aadan sidii ay caasimada dib ula soo noqon lahayd bilicdii ay lahayd barisamaadkii