DHAGEYSO:-Xildhibaano u Jawaabay Masuul sheegay in Kenya ay Jubbaland Danteeda u dhisatay

0

Nuuradiin Xaaji Yuusuf oo ahaa ku xigeenka Sirdoonka Kenya ayaa dhawaan loo magacaabay madaxa xeer ilaalinta Kenya. Isaga oo sooyaalkiisa waxbarasho iyo shaqo ka hadlayay waxa uu horumarkiisa ugu weyn ka dhigay in uu hoggaaminayay dadaalkii lagu abuuray Jubaland si ay u fuliso danaha dawladda Kenya. Waxa uu sheegay in ay guulihiisa waaweyn ka mid tahay aasaasidda maamulkaasi.