Iyadoo ay socoto dhismaha wadda isku xiraysa Gaalkacyo iyo Garowe ayaa Shirkada dhismaha Waddadaasi gacanta ku haysa ay ka hadashay ilaa hada wixii laga qabtay Waddada.
Gudoomiyaha hay,ada Isxilqaan oo ah shirkada dhisaysa Wadda Mudane Gorod Maxamed Xasan ayaa sheegay in ilaa hada dhismeheeda oo jay,ah lagu guulaystay 27KM.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in Bishan dhamaadkeeda lagu bilaabi doono Daamurkii lasaari lahaa Wadda isku xiraysa Gaalkacyo iyo Garowe.