Maalinta Keymaha Aduunka oo looga dabbaal dagay Mandheera.

0

sidii looga dabbaal dagay Maalinta Keymaha Aduunka degmada Mandheera.

Maalintaasi ayaa loo asteeyay in la weyneeyo oo la xasuusto dhammaan dadaalada ku aaddan daryeelida keymaha caalamka, meel kastoo ay ahaadaanba.

Haatan ayaa waqooyi bari gaar ahaan Mandheera iyo Gaarisa waxaa ka socda dadaalo dhir beerid ah oo qaarkood la ammaanay geedo badan oo si fiican u baxayna lagu abuuray.

By: mohamed somali.